Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Alfurqaan
Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 11 11-1444, oo ku beegan 31-05-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullahi Soomaali.