Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Alfurqaan.
Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 27-10-1444, oo ku beegan 17-05-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullahi Soomaali.