Kobo ku tukade oo ka hadlay Sababta Dowladda Federaalku Sakada Baad ugu tilmaanto Calanka Towxiidkana u gubto.
Waaliga Wailaayada Islaamiga ah ee Shabeelaha dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Koba ku tukade ayaa qaybta labaad ee Wareysi ay la yeelatay Idaacaddaan Islaamiga ah ee Alfurqaan waxa uu kaga hadlay arimo Muhiim ah oo dad badan su aalo iska weydiinayaan.
waxaa uu faah faahiyay Sababto Dowladda Federaalku marar badan ugu cel celineysay oo ay u sheegeysya in Sakad baad tahay iaydon ognahay in ay Tiirirka Islaamka ka mid tahay.
waxa kale uu kuu hadlay sababta ay Dowladda Federaalku gubto Calanka Towxiidka oo ay marar kala duwan Ciidda ku jiiday arimahaa oo ay ku muujineysya colaadda ay u qabto.
waxaa jira arimo kale oo Muhiim ah oo uu qaybtaaan Sheehu kaga hadlay kuwaa oo ay ku jirto jawaabta su aal la xariirta farqiga u dhexeeya Raashinka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin dadka Masaakiinta ah u qaybiso iyo kan ay qaybiyaan Dowladda Federaalka iyo ujeedada dhinac walba ka leeyahay Raashinka uu dhiibayo
.Halkaan ka dhegeyso qaybta labaad ee wareysi_gaar_ah_Waaliga_Shabeelaha_dhexe