Maxkamadda Wilaayada Islaamiga Ah Ee Jubooyinka Oo Xukun Dil Ah Ku Fulisay 5 Ruux Oo Jawaasiis Ah..
Galinkii dambe ee maanta waxaa fagaare weyn oo ku yaalla Magaalada Bu’aale ee Wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka lagu toogtay 5 ruux oo jawaasiis ah.
Dadweyne badan ayaa soo xaadiray goobtii lagu fulinayay xukunkaan, waxaana jawaasiista 5-ta ah ay la shaqeynayeen sirdoonnada Mareykanka iyo DF.
Mid kmaid ah Qudaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa faahfaahin ka bixiyay xukunka Maxkamadda.
Halkaan Ka Dhageyso Xukunka Shan Jawaasiis Ah Oo Galabta Lagu Dilay Bu’aale