Dhageyso Qeybta 2-aad Barnaamij Gaar Ah oo Ku Saabsan Shirka Labaad Ee Bariga Afrika.
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa caawa barnaamij kale oo gaar ah ka diyaarisay shirka 2aad ee Bariga Afrika, wuxuuna barnaamijku soo gudbinayaa xogo badan, mawaaqifta culimada iyo salaadiinta.