Sawirro: Wixii Maanta Ciidanka Uganda Ku Qabsaday Buulomareer.
Khasaare xooggan ayaa ciidanka Uganda kasoo gaaray dagaalkii cuslaa ee saaka lagu qaaday xeradii ay ku lahaayeen degmada Buulomareer ee gobolka Sh/hoose.
Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee XSHM ayaa soo bandhigtay sawirro ay kasoo qaaday goobta dagaalka oo si cad kuu tusaya xaqiiqda wixii dhacay, maxaabiis dagaal oo ay gacanta ku dhigeen dagaalyahanada Al-Shabaab iyo gaadiidkii Atmis oo lala wareegay.