Wariye ka tirsan Radio Alfurqaan oo ka soo waramaya Xeradi Ciidamada Uganda ee Buulo Mareer (Sawiro+Wareysi)
Meydadka Ciidamada Shisheeye gaar ahaan kuwa Uganda ayaa weli dhex daadsan Xaradii ay ka deganaayeen Magaalada Buulo Mareer ee Gobalka Shbaelehaa hoose halkaas oo Doraad (Jimce 26 05 2023) lagu laayay kadib markii ciidamada Xaraakda Shabaabul Mujaahidiin ay weerar qorsheysn ku qaadeen.
Wariyahaa Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan Maxamad Daahir Calasow oo saaka xerada gaaray ayaa soo sheegaya in uu arkay Meydadka Ciidamo Madaxa iyo wadanaha laga toogtay.
Wariyahu waxa sheegayaa in weli Xerada gudaheeda hub lagu arkayo welow ilaa iyo doraad ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo dadka degaanku guranayeen.
Wariyuhu wuxuu sheegayaa in meydadku dibbireen oo ay qarka u saran yihiin in dilaacaan asigoo sheegya in ay soo urayaan.
Wuxuu sheegayaa in maxaabiis hor leh shalay galab gacanta lagu dhigo xilli dorraadna qaar kale la qabtay.
Sawiro Wariyuhu Soo qaaday ayaa muujhinaya meydadka oo xerada iyo banaankeeda yaal iyo gaadiidka ciidamada noocyadiisa culus oo goobta yaalla.
Inkastoo saaka ciidamada shisheeye duqeyn ka geysteen magaalada laba qof oo dadka degaanka ahaana ku geeriyoodeen hadana wariyuhu wuxuu sheegayaa in xaaladdu iminka xasilantahay uuna magaalada ka shaqo bilaabay maamulka Islaamiga ah ee Gobalka Shabeelaha hoose.