Xarakada Al-Shabaab oo Goor Dhow Baahin Doonta Bayaan Ku Saabsan Weerarkii Buulomareer.

Maktabka warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ballan qaaday bayaan faahfaahsan oo ku qotoma weerarkii cuslaa ee Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Buulomareer ee gobolka Sh/hoose.

Bayaanka ayaa sida la filayo looga hadli doonaa xogihii ugu dambeeyay ee dagaalka, maxaabiista ciidanka Uganda laga qabtay iyo arrimo kale oo xasaasi ah.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.