Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida 01-06-2023
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka.
Halkaan Ka Dhageysi Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida 01-06-2023