Ciidanka Al-Shabaab oo soo bandhigay Dhoolatus military noocoodii ugu weynaa. [VIDEO+SAWIRRO].

Kataa’ib Al-Akhbaariyah oo ah muuqaal baahiye ka tirsan warbaahinta Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigay muuqaalka dhoolatus milatari kii ugu weynaa abid ee ay sameeyaan ciidanka Al-Shabaab.

Muuqaalkan ayaa lagu billaabay dhoolatuska waxaana xiga kalimad uu ciidanka u jeedinayo Sheekh Cali Maxamuud Raage.

ama halkan ka degso

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.