Daawo: Jilib Oo Maanta Si Heer Sare Ah Looga Ciiday. (Sawirro)
Bulshada ku nool degmada Jilib ee wilaayada Islaaamiga Jubbooyinka ayaa saaka si wayn isugu soo baxay fagaaraha wayn ee Macallin Aadan Xaashi Ceyroow, halkaas oo ay ku oogeen labada rakco ee salaada Ciidul adxaa Mubaarak.
Kumanaan katirsan shacabka magaalada Jilib ayaa maanta si heer sare ah ugu dabaal degay munaabsadda Ciidul Adxaa Mubaarak, carruur iyo haween iyo dad waayeelo ah ayaa lagu arkayay fagaaraha magaaladaasi.