Daawo: Muuqaal Laga Soo Duubay Xeradii Ciidanka DF Ee Buulomareer Oo La Bur Buriyay.

Dhawaan waxay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab dagaal xooggan ku ekeeyeen fariisimaha ay askarta Uganda iyo kuwa DF ku lahaayeen Magaalada Buulomareer ee gobalka Sh-hoose.

Muuqaalkaan waxaad ku daawan kartaa khasaarihii ciidanka DF kasoo gaaray weeraradaas, iyo qaabka loo bur buriyay xeradooda.

Kusoo Biir Barteenna Telegramka.

You might also like
1 Comment
  1. Shooter yare says

    Nin Muslim ah oo gowsdanbeed ka qoslin mahaysaan. Nin muslin ah oo quluubtu dagin mahaysaan. Nin Muslim oo ilmadu dhubo dhubo dhihin mahaysaa. Haddii uu jiro isbitaal haloola cararo. Karaamo kutubta ku qornayd oo si loofasiro garawaynnay Ayaan aragnay.

Leave A Reply

Your email address will not be published.