Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Magaalada Tiyeeglow.

Tiyeeglo waa magaalo ka tirsan wilaayada Bakool, waxaa maanta looga ciiday si qurux badan iyadoo dadku ku tukadeen fagaare weyn.

Dadka ayaa fagaaro weyn oo ku yaalla Magaalada ku oogay labada rakcadood ee Salaadda Ciidul Adxaa.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.