Daawo Sawirrada Sida Maanta Looga Ciiday Magaalada Jamaame.

Degmada Jamaame oo kamid ah Wilaayaada islaamiga ah Jubooyinka waxaa maanta oo ku beegan maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa-Mubaarak looga ciiday si weyn.

Dadweyne badan oo isaga kala yimid gudaha degmada iyo toolooyinka ku hareereesan ayaa soo buux dhaafiyay fagaarihii lagu tukanayay salaadda ciidda.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.