Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Degaanka Koonyo Barrow.

Degaanka Kuuyo Barrow ee wilaayada Islaamiga Shabeellada Hoose ayaa maanta si weyn looga dabaal dagay munaasabadda Ciidul Adxaa 1444 Hijri.

Boqallaal dad ah ayaa isugu soo baxay fagaaraha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee degaanka, iyagoo halkaasi ku tukaday 2-da rakcadood ee ciidda.

Dadkaan oo wajiyadooda ay ka muuqaday faraxad weyn ayaa isugu tagniyadeynayay munaasabadda Ciidul Adxaa Mubaarak.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.