Daawo Su’aalo Furan oo La Weydiinayo Sh/Cali Dheere.
Diiradda Jimcaha oo su'aalo furan lagu weydiiyay Sheekh Cali Dheere.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Diiradda Jimcaha waxaan maanta idiinku soo gudbineynaa su’aalo furan oo la weydiinayo afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere.
Ka Daawi Facebook Linkiga Hoose