Daawo Video: Sheekh Cali dheere oo Tababar Usoo Xiray Ciidamo Naftood Hurayaal Ah.
Kanaalka Al-kataaib Al-Akhbaariya ayaa baahiyay kalimad maqal iyo muuqaal ah oo uu jeediyey Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere.
Sheekha ayaa kalimadaan ka jeediyey xaflad lagusoo xirayay Mucaskarka Istish-haadiyiinta ee Ribciy ibnu Caamir, waxaana kalimadaan muuqaalka ah kasoo muuqanaya Bandhig ciidan oo heer sare ah oo ay soo bandhigayaan ciidamada Al Shabaab ee Mucaskarka ka qalinjabiyey.