Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 20-11-1444H
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-11-1444H. oo waafaqsan 08-06-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamed Daahir.