Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso. Maanta waa Jimco Taariikhda hijrigu waxay ku beegantahay 13-11-144 oo ku beegan 02 06 2023 Barnaamijka tarabiyadda Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd
Halkaan ka dhegeyso barnaamijka_Tarbiyada_Caruurta 02 06 2023.mp3