Dhageyso: Barnaamijka Tartanka Dhambaallada Wacyigelinta.

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij muhiim ah oo qeyb ka ah barnaamijyada aan idinkugu talagalnay maalmaha ciida.

Waa tartan xiiso badan oo ay ka qeyb galayaan ardayda jaamacadda Al-qimmah ee magaalada Jilib, waxaana lagu tartamayaa dhambaallo gaagaaban oo wacyigelin ah.

Tartanka ayaa loo bixiyay (Tartanka Dhambaallada Wacyigelinta) wuxuu ka kooban yahay laba qeybood iyadoo ay jiri doonto munaasabad hadiyado bixin ah oo xalqo sadaxaad noqon doonta insha’allah.

Halkaan Ka Dhageyso Q-01-Tartanka Wacyigelinta Dhambaallada

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.