Dhageyso Diiradda Jimcaha & Mowduuc Muhiim Ah.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay filimkii ay mu’asasada Al-kata’ib ka diyaarisay weerarkii Buulomareer ee lagu laayay ciidamada Uganda.
Halkan Diiradda Jimcaha 09-06-2023
HOOS KA DAAWO FILIMKII BUULOMAREER
Halkan Ka Daawo Wixii Ciidanka Uganda Ku Qabsaday Buulo-mareer
Halkan Ka Daawo Wixii Ciidanka Uganda Ku Qabsaday Buulo-mareer
Halkan ka daawo Filimka
Halkan ka degso
ama ku daawo Facebook