Dhageyso: Saraakiil Kenyan Ah Oo Lagu Dilay Mandheera & Warar Kale.(Warbixin)

Waxaa sii dhordhay khasaaraha ka dhashay weerar kamiin ah oo ka dhacay degaan katirsan gobalka Mandheera ee dhuka NFD.

Ugu yaraan 3 sarkaal oo katirsan boliska Kenya ayaa la xaqiijiyay iney ku dhinteen weerarka, ayna ku dhaawacmeen 8 kale.

Weerar kale oo ka dhacay Wajeer ayay Mujaahidiinta ku dileen 1 askari, iyagoona ku bur buriyay sharikadda Safaricom.

Xogo Faahfaahsan ka dhageyso linkigaan hoose:

Halkaan Ka Dhageyso Dowladda Kenya Oo Qiratay In Saraakiil Looga Dilay Mandheera.

Kusoo Biir Barteenna Telegramka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.