Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxy had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 1-12-1444, oo ku beegan 19-06-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabd Naasir