Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Idaacada Al-Furqaan.
idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 24-11-1444, oo ku beegan 13-06-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir
Halkaan Ka Dhegeyso Warka Subax 13 06 2023
Nagala soco Telegramka: https://t.me/Alfurqaan0 https://t.me/Alfurqaan7