Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 13-11-1444H.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 13-11-1444H. oo waafaqsan 01-06-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamed Daahir..