Malaayiin Xujey Muslimiin Ah Oo Maanta Taagan Banka Carafo.(Dhageyso+Sawirro)

Maanta oo Talaado kuna beegan 9-ka bisha Dul-Xijjah sannadka 1444 Hijri, ayay in ka badan 2 Milyan oo Muslimiin ah u dhaqaadeen Buurta Carafo, si ay  u gutaan rukniga ugu weyn ee Acmaasha Xajka.

Masjidka Namira waa masaajid aad u balllaaran oo ku yaala bartamaha barxadda Carafo oo ah halka ay maanta oo ah maalinta sagaalaad ee Dul Xaj ay taaganyihiin malaayiin ruux oo muslimiin ah oo sanadkan nasiib u yeeshay gudashada Xajka.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Malaayiin xujey ah oo maanta taagan banka Carafo.

Hoos Ka Daawo Sawirrada:

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.