Weerar Gaari Looga Gubay Kenya Oo Ka Dhacay Gobalka Mandheera Ee Dhulka NFD.
Maalintii shalay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay weerar kamiin ah u dhigeen gaari kooyal ah oo ay wateen askar katirsan dowladda Kenya, kaas oo ku wajahnaa degaanka Ilile ee gobalka Mandheera ee dhulka NFD.
Qoriga RPG-ga ayay Mujaahidiintu la heleen gaariga, taas oo keentay inuu gubto, dhammaan askartii saarneyd ayaana u qeybsantay dhimasho iyo dhaawac.
Dowladda Kenya waxay dhankeeda qiratay in saraakiil looga dilay weerarkaan ka dhacay gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kenya.
Kusoo Biir Barteenna Telegramka.