Sawirro: Gaadiidkii & Hubkii Ay Al-Shabaab Ku Qabsadeen Dagaalkii Masagawaay.
Mu’assasada Al-Kata’ib ayaa sawirro kasoo saartay Gaadiidkii, Hubkii, iyo Agabyadii mellatari ee ay Mujaahidiinta Al-Shabaab kusoo furteen weerarkii xoogganaa ee degaanka Masagawaay.
Sawirrada oo gaaraya 43 sawir ayaa soo bandhigaya hub aad u fara badan, iyo agabyo mellatari oo ay Mujaahidiintu kusoo furteen weerarka.
Hoos Ka Daawo Sawirrada:
Ilaahay sad uu kala rabaan abid ku seegayne
Salab iyo wixii ciidan iyo saanad loo dhiibay
Subax qura ayaa looga dhigay soonki galguduude
Seeray ku yeersheen aroor saacad hiiirtiiye
Salaan kaa gurguurtiyo u jabay saaxiriintiiye
Sabool saw manoqon faan waxay abid siyaa xaanba
Sida yada nin kii xoog lehbaa soosan kara geele
Saan cadaalihii iyo maxaa gaal xun silic gaaray
Sad Ilaahay weeyiyo midanu siismo caajilahe
Rabow gacanta sare sii nin kii diinka saacidaya
Sahyuuniga majuus kaa rabow samo hagaadh siinin
Sifir yeel Ilaahow kufriga iyo sirqool kiisa
Rabow libinta ragaa kii diinka saacidaya