Video Diiradda Jimcaha: Xalka Maandooriyaha & Munkarka Muqdisho.
Diiradda Jimcaha Waa Barnaamij Todobaadle Ah oo Mawaadiic Muhim Ah Ka Hadla.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay fasaadka iyo munkarka ka jira Muqdisho iyo tallaabooyinkii ay dhowr bilood ka hor qaaday Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana ka qeyb galay Sheekh Muuse C/Carraale oo ah Waaliga Banaadir, Aqoonyahan Dr Xanafi C/Sheekh Aadan iyo Nabadoon Maxamad Axmad Guuleed.
Linkigan Ka Daawo Ama Kala Deg Diiradda Jimcaha
Facebook Waxaad Ka Daawan Kartaa Linkigan