Weeraro qaarkood dhimasho sababeen oo ka dhacay gobalada qaar

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay weeeraro ku qaaday fariisimo ciidan oo ku kala yaalla Diinsoor, Afgooye iyo Duleedka Baydhabo.

Gudaha Afgooye waxaa lagu dilay Jaajuus ka tirsanaa Dowladda Federaalka ah kaasoo ay toogatay Xarakada Shababaul Mujaahidiin.

Dhanka kale laba Askeri oo Ugandheys ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerar habeen hore ka dhacay Degaanka Golweyn ee Duleedka Magaalada Buulo mareer ee Gobalka Shabeelaha hoose.

Halkaan ka dhegeyso Warbixinta Weerarada

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.