Sawirro: Arday Xaflad Qalin Jebin Ah Loogu Qabtay Sh/hoose.
Machadka qurduba faraciisa Sh/hoose iyo dugsiga sare ee Ceynul Islaam ayaa qabsaday xaflad mideysan oo shahaadooyin lagu gudoonsiinayay 84 arday kuwaasoo 32 kamid ah ay ka qalin jebiyeen Qurduba, halka inta kale ay dhameysteen heerka dugsiga dhexe ee iskuulka Ceynul islaam.