Daawo Barnaamijka Diiradda Jimcaha: Soomaaliya & Ethiopa Cadaawad Soojireen Ah.
Daawo Barnaamijka Diiradda Jimcaha: Soomaaliya & Ethiopa Cadaawad Soojireen Ah.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.
Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay halka ay salka ku hayso cadaawadda Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaa barnaamijka lagu soo bandhigay taariikh iyo xogo badan oo muhiim u ah qof kasta oo Soomaali ah, waxaana ka qeyb galaya Sheekh Aadan Cabdiraxmaan (Aadan Sunne) Sheekh C/raxmaan Maxamad Firin iyo Suldaan Cabdiqani Cabdullaahi.
Linkigan Ka Daawo Barnaamijka Diiradda Jimcaha
Ama FACEBOOK kala deg Linkigan