Daawo Qaabkii Uu Udhacay Weerarkii Lagu Qabsady Saldhiggii ATMIS Ee Gerilley.
Mu’asasada Alkataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay filim cusub oo ku saabsan qaabkii uu ka dhacay weerarkii ciidamada Al-Shabaab ay kula wareegeen saldhigii ciidanka Kenya ee degaanka Gerilley ee wilaayadda Islaamiga ah ee Gedo.
Muqaalkan oo soconaya qadar ku dhow 5 daqiiqo ayaa lagu arkayaa ciidamada Mujaahidiinta oo dhowr jiho weerar culus kaga ekeeyay fariisimo ay degaanka kaga sugnaayeen askar katirsan Jubbaland, dagaal kooban kadib waxaa Mujaahidiinta u suuro gashay in ay gabi ahaanba la wareegaan deegaanka Gerilleey iyo saldhigii ay ciidanka Kenya isaga baxeen.
Sidoo kale filim waxaa lagu soo bandhigayaa meydadka qaar kamid ah askartii halkaasi ku sugnaa oo bilqan qoobtii lagu dagaalamay iyo qaabka ay u egtahay xerada ciidanka Kenya ay degaankaas kaga sugnaayeen muddo dhowr sano.
HALKAN KA DEGSO FILIMKA
AMA
HALKAN SI TOOS AH KAGA DAAWO