Daawo Qaybta 2-aad Khudbadihii Laga Jeediyay Xafladda Qalin Jebinta Mucaskarka Ribci Ibnu Caamir.


Mu’assasada Al-kataa’ib galabka warbaahineed ee XSHM ayaa baahisay Qeybtii labaad ee khudbadihii laga jeediyay Xafladda qalin Jebinta mucaskarka Ribci Ibnu Caamir, kaas oo ay ka soo baxeen boqollaal kamid ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Qaybtaan waxaad ku daawaneysaa khudbadihii ay jeediyeen Nabadoon Ismaaciil Haaruun, Suldaan Aadam Deerow, Ugaas Cabdullaahi Axmad, Nabadoon Cabullaahi Xuseen Al-ansaari, oo kamid ah hogaanka Golaha Odayaasha Dhaqanka ee Wilaayaat-ka Islaamiga ee Soomaaliya iyo Sheekh Cali Maxamuud Raage Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

HALKAAN KA DEGSO FILIMKA.

                 AMA

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.