Daawo Video: Abuu Cubeyda oo kalimad guubin ah ujeediyay boqolaal dagaalyahan.

Mu’asasada Alkataib ayaa baahisay kalimad uu Sheekh Abuu Cubeyda ujeediyay ciidamadii jihaadiga ahaa ee weerarka cagmarinta ah ku qaaday saldhiggii ciidanka Uganda ee deegaanka Buula Mareer.

Kalimadda oo la daawan karo qadar 25 daqiiqo ah ayuu uga hadlayaa arrimo farabadan isagoona dagaalyahannadii weerarka qaaday ku guubaabinayay laynta ciidamada shisheeye.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.