Daawo+Dhageyso: Kalimad Cusub Oo Uu Jeediyay Sheykh Khubeyb As-Suudaani.
Hogaanka Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab ayaa bogaadiyay guulaha waaweyn ee mudooyinkii lasoo dhaafay ay xaqiisay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, isagoona dhanka kale umadda Muslimka ah ugu bishaareeyay inuu dhamaaday waqtigii ay gaalada xukumi jireen caalamka.
Mu’assasada Al-Malaaxim ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeedinayo Sheykh Khubeyb As-Suudaani oo kamid ah hogaanka Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziiradda Carabta.
Qeybaha hore ee kalimadda ayuu sheekhu uga hadlayaa dhibaatooyinkii ugu dambeeyay ee ay Yahuuddu ka geysteen dhulka la heysto ee Filastiin.
Halkaan Ka Dhageyso Tarjamada Kalimadda Sheykh Khubeyb As-Suudaani.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Tarjamada Kalimadda Sheykh Khubeyb As-Suudaani.