DEGDEG: Askar Badan oo DF Looga Dilay Dagaal Ka Dhacay Gal-libaax.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta uu dagaal ka dhacay degaan u dhow degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.

Dagaalkan ayaa dhex maray ciidamada XSHM iyo askarta Danab ee uu Mareykanku tababaray, ilo wareedyo lagu kalsoon yahay waxay xaqiijinayaan in ciidamada DF dagaalka lagu jabiyay islamarkaana askar badan looga dilay.

Sidoo kale waxaan xog ku heleynaa in dagaalyahanada XSHM ay hub kasoo furteen ciidamada DF.

Dhawaan ayay ahayd markii isla degaanka hub iyo gaadiid looga furtay ciidamada DF.

Faahfaahinta dagaalka Gal-libaax halkan kala soco insha’allah.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.