Degdeg: Weerar Nafhurnimo Ah oo Ka Dhacay Kasoo Horjeedka Wasaaradda Gaashaandhigga.
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa goor dhow ka dhacay weerar culus oo nafhurnimo ah kaasoo uu fuliyay dagaalyahan ka tirsan XSHM.
Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada XSHM ayaa waxaa looga xog warramay weerarkan iyo cidda lagu beegsaday.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka oo PDF ah
“Ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta oo Jimca ah, saacadu markii ay ahayd 17:00 galabnimo, camaliyad istish-haadi ah la beegsadeen saraakiil iyo masuuliyiin ka tirsan kooxda ridada ah kuwaas oo ku sugnaa halka loo yaqaano guryaha saraakiisha ee kasoo horjeeda wasaarada gaashaandhiga
Muqdisho.
Saraakiisha la beegsaday oo u badnaa waxa ay ugu yeeraan Janaraallo iyo Kornaylo ayaa ahaa kuwo ay in muddo ah ku raadjoogeen ciidamada Mujaahidiinta, waxayna ku lug lahaayeen qorshayaal badan oo ashahaado la dirirnimo ah oo ka dhacay welina socda gobollo kala duwan oo dalka kamid
ah.
Camaliyada istish-haadiga ah ayaa – Allaah fadligiis – sidii loogu talagalay u beegsatay saraakiisha cadawga ee bartilmaameedka ahaa, waxaana halkaas kasoo gaaray khasaare xooggan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac”.
XSHM waxay sheegtay inay soo gudbin doonaan faahfaahin dheeri ah wixii kasoo kordha weerarka.
Marar badan waxaa agagaarka wasaaradda gaashaandhigga lagu beegsaday mas’uuliyiin, saraakiil ciidan iyo dad ajaanib ah.