Dhageyso Al-Shabaab oo Cagta mariyay xero ku taalla gudaha Kenya.
Ciidamada XSHM ayaa cagta mariyay xero ay ciidamada Kenya ku lahaayeen degaanka Wargaduudo oo ku yaalla dhulka Soomaaliyeed ee ay Kenya xoogga ku heysato, gaar ahaan Mandheera.
Waxa ay la wareegeen gabi ahaanba xerada ciidamada Kenya, hub iyo gaadiidna waa ay kasoo furteen.