Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 07-01-1445.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 07-01-1445 oo waafaqsan 24-07-2023, Dhuuxa waxaa caawa soo Jeedinaya Maxamed Daahir.
16000 oo mile ayaan idin kala soconaa. Shaqada aad haysaan ee aad umada soomaliyeed uqabataan waa qiyaasi waynay.
Maalinkasta oo aad soo gubi saan jabka gaalka iyo inta uu kusĥaqaysto waa qalbi qabowsaa. Maalinkasta oo dadkeena iyo duunyadeen wax gaaraana waa qalbi jab. Allah ha idin xifdiyo idinka inta dhaawacatayba. Waa ka daraan lahayd sidaas.