Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 10-01-1445
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 10-01-1445 oo waafaqsan 27-07-2023, Dhuuxa waxaa caawa soo Jeedinaya Maxamed Daahir.