Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 23-12-1444 oo waafaqsan 10-07-2023, Dhuuxa waxaa caawa soo Jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.