Dhageyso: Saraakiil Katirsan Sirdoonka Itoobiya Oo Lagu Dilay Gobalka Amxaarada.
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa ku waramaya, in 24-kii saac ee lasoo dhaafay gobalka Amxaarada lagu dilay, 3 sarkaal oo katirsanaa sirdoonka Itoobiya.
Mandiqadda loo yaqaano Gojam ayuu ka dhacay dilka saraakiishaan oo xilal muhiim ah u hayay xukuumadda Adis Aaba.