Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 16-12-1444, oo ku beegan 04-07-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya C/fataax Maxamad.