Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan.
Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 08-01-1445, oo ku beegan 26-07-2023, Warka waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.