Qarax ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay dalka Pakistaan.

Wararka ka imaanaya dlaka Pakistaan ayaa ku waramaya in qarax xoogan uu ka dhacay xarun uu ka soconayo shir ay isugu yimaadeen Jamaaco lagu magacaabo jamciyada Culimada Islaamka oo fadhigeedu yahay wadankaas.

Qaraxa oo illaa iyo hadda warar kala duwan ay kasoo baxayaan ayaa beegsaday xubnaha Jamciyadda xilli uu kulan u socday, waxaana goobta ka dhashey khasaare isuga jira dhimasho iyo dhaawac.

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo khasaaraha ayaa ku waramaya dhimashada 40 ruux iyo dhaawaca tiro intaas kabadan.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.