Saraakiisha DF ee Sanadkii Tagay ku baxay gacanta Xarakada Al-Shabaab. (Magacyo)

Xasan Tuurre; taliye ku xigeenkii DANAB oo kamid ah saraakiisha ku baxay gacanta Al-Shabaab.

Sanadkii dhamaaday ee 1444-ka hijriyada wuxuu ahaa sanad aad u kulul, marka loo eego dagaalka dhexmaraya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo Dowladda federaalka oo heleysa taageerada Shisheeyaha ay ugu horeeyaan Maraykanka.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qaaday silsilado howlgallo waaweyn oo lagu dilay saraakiil sar sare oo katirsan ciidamada Dowladda federaalka, si gaar ahna ula shaqeynayay dowladda Maraykanka.

Idaacadda Al-Furqaan oo sanadkii tagay tabineysa qaab socodka dagaalka uu ku dhawaaqay Xasan Sheekh Maxmuud; madaxweynaha Dowladda federaalka ayaa u kuur gashey saraakiishii ugu caansanaa ee ku baxay gacanta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan ka dhagayso magacyada Saraakiisha Sanadkii tagay ku baxay gacanta Al-Shabaab

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.