Sawirro: Haween Ciidanka Al-Shabaab Ku Wareejiyay Agab & Lacag Hadiyad Ah.

Haweenka ku dhaqan degmada Sablaale ee wilaayada Sh/hoose ayaa agab iyo lacago ku wareejiyay ciidamada jiidaha hore ku sugan.

Lacagta oo gaareysa kun iyo laba boqol oo doolar iyo agabka oo ka kooban caagado biyaha qaboojiya iyo dhar ayaa waxaa wehliyay gasiin saad u noqon kara ciidanka oo ay timirtu kamid tahay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.