Sh/Abu Muscab Oo Faahfaahin Dheeri Ah Ka Bixiyay Weerarkii Maata Lagu Laayay Danab


Afhayeenka ciidanka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerarkii maanta lagu laayay ciidamada Mareykanku uu soo tababartay ee Danab kaas oo maanta ka dhacay duleedka degaanka Afmadoow ee wilaayadda Jubbooyinka.

Sh. Abuu Muscab ayaa shir jaraa’id uu goor dhow qabtay ku xaqiijiyay in weerarka lagu dilay 38 askari oo ay ku jireen 3 sarkaal oo si gaar ah ay Mujaahidiinta ugu dabajiteen halka uu sheegay in 43 kale oo 6 maid ah ay saraakiil yihiin ay ku dhaawacmeen.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ay gubeen 10 gaari oo 4 kamid ah goobta looga cararay, isagaana intaasi ku daray in ciidankii ka badbaaday weerarka ay u firxadeen dhanka degmada Afmadoow.

Halkaan Ka Dhageyso Shir jaraa’id ee Sh. Abuu Muscab.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.