XSHM Oo Faahfaahin Ka Baxisay Howlgalladii Udanbeeyay Ee Ka Dhacay Soomaaliya & Kenya.
Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gobollada ka tirsan Soomaaliya iyo dhulka Soomaaliyeed ee NFD
Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada XSHM ayaa shir jaraa’id oo dhinacyo badan taabanaya qabtay wuxuuna ku dulmaray khasaaraha ka dhashay weeraro lagu beegsaday ciidamada DF iyo kuwa Kenya kuwaas oo ka dhacay gobollada Banaadir, Galgaduud, Gedo iyo Mandheera.
HALKAAN KA DEGSO SHIRKA JARAA’ID EE SH. ABUU MUSCAB